DAAWO;Gudoomiyaha Gudida Arimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Oo Si Adag Uga Hadlay Tacadi Uu Madaxwayne Ku Xigeenku jsl kula kacay Midka Mida Shaqaalaha Madaxtooyada . Iyo fadeexada ficiladii Saylici ku kacay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Gudoomiyaha Gudida Arimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Oo Si Adag Uga Hadlay Tacadi Uu Madaxwayne Ku Xigeenku jsl kula kacay Midka Mida Shaqaalaha Madaxtooyada . Iyo fadeexada ficiladii Saylici ku kacay.
May 29, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Gudoomiyaha gudida Arimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Xasan Cawaale Caanayn  ayaa shir jaraaid oo uu maanta ku qabtay magaalada hargaysa si adag uga hadlay Tacadi iyo Qaraabakiil uu  Madaxwaynahe Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Saylici uu Xillka kaga qaaday  Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada.

sidoo kale xildhibaan xasan cawaale caynaan ayaa wacad ku maray in aanay codsinay Muuse Biixi inta uu Cabdiraxmaan Saylici Murashax Madaxwayne kuxigeenka u yahay,

https://youtu.be/hd31no19Dcw

 

COMMENTS
LINKS