DAAWO; Sababaha Dhalin Kara Dagaal Sadexaad oo Dunida ka Dhaca, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Sababaha Dhalin Kara Dagaal Sadexaad oo Dunida ka Dhaca,
May 26, 2016 - Written by Editor:

In badan oo dadweynaha dunida ka mid ah ayaa aaminsan in caalamkeenu uu khatar ugu jiro dhicitaanka dagaalweyne sadexaad oo khasaarihiisu in uu ka bato mooyaane aanu ka yaraan doonin kii dagaalweynayaashii koowaad iyo labaad ee dunida, hadaba sidee ayuu dagaalkaasi ku bilaaban karaa?sidee baase khilaafaadka siyaasadeed iyo ka caqiido ee xiligan jiraa uu isugu bedeli karaa khilaaf caalami ah?.

Jawaabaha su’aalahaasi waxaynu ka heli doonaa inta aynu ku dhex jirno barnaamijkan Xogta Dahsoon

https://youtu.be/V267e2pL2Z8

COMMENTS
LINKS