|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Muuqaalka Doon Siday Ku Dhawaad 600 Oo Tahriibayaal Ah Oo Ku Dagtay Badda Midhtareeniyaanka Iyo Tirada Dadka Lasoo Badbaadiyay
May 26, 2016 - Written by Editor:Hargeysa(W,N) Doon siday dad tahriibayaal ah oo lagu qiyaasay ku dhawaad 600 oo qof ayaa ku dagtay badda midhtareeniyaanka ee u dhaxay dalalka masar iyo talyaaniga. Waxana doontani inay dagto u sababa sida la sheegay kadib markii ay dadkii saarnaa doontaasi ay dhinac uwada bateen kadib markii ay arkee markab laga leeyahay dalka talyaniga oo u socday markii uu arkay doonta u badbaadiyo taasina ay sababtay inay dagto doontu. Ciidamada badda ee dalka talyaaniga ayaa dadkaasi ku qarqoomay badda u fidiyay gurmad tasi oo sida la sheegay lagu soo badbaadiyay dad gaadhaya 563 qof balse wali ma jiro warar sheegaya tirade dadka ku dhintay doontasi degtay. Tvga Al-jasiira qaybtiisa carabiga ayaa soo bandhigay sawirada iyo muuqaalka doontasi degtay. Related posts:Murashaxa Madaxwayne kuxigeenka Ee Xisbiga Ucid Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Gobolka Awdal.“Ficilad... Macalimiinta Waxka Dhiga Dugsiyada Hoose Dhexe Ee Magaalada Hargeysa oo Mudaharaad Cabasho Ah La Hor... Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Xaalada Dalka Itoobiya Iyo Raysal Wasaare Abiye Axmed Oo Iskugu Yeedhay La... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|