|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Muj Xamarje Oo Shacabka Reer Salaxlay Ugu baaqay In Aanay Abtinimo Cod ku Bixinin Sheegayna in lasoo Dhaafay Xiligii Uu ku fiicnaa Inankii Ay Abtiga u Ahaayeen.
May 28, 2016 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews) ”Abtinimada, Cod ha ku Bixinina Reer Salaxleeyow, Nin walba meeriska nolosha meel-buu ku wanaagsan yahay Aniga waxa laga yaabaa maalmihii Dagaalka waan ku fiicnaa, Lixlaa kuu Ficnaa Maxamed Kaahin baa ku fiicnaa rag doora ku fiicnaa, maanta-se Dalkani dagaal kale ayuu ku jiraa waxa uu ubaahan yahay Waa Ictiraaf Maanta Cid caalamka ina Barta ayaynu Ubaahnahay Umalayn maayo ninka Cabdiraxmaan la tartamayaa in Uu ahaan Doono Nin ictiraaf keena laakiinse maalintii uu Ku Fiicnaa inankaa abtiga u Ahaydeen wuu Soo dhamaystay,.” Muj. Axmed Xamarje, Related posts:MSG GROUP Oo Noqday Shirkada Kaliya Ee Lacagaha Ay Dalka Dibadiisa Ka Hesho Ku Malgalisa Somaliland;... “Mar Haddii Salaadiintii Iyo Ergadii Dhex-dhexaadintu Meesha Ay Ka Saartay Xukuumadu Sabab Shir Wakh... Gudida Wada Hadalka U Qaabilsan Somaliland Oo Kula Yeeshay Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Oo Ka War Bix... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|