DAAWO; Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray Safaarada Somaliland Ee Imaaraadka Carabta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray Safaarada Somaliland Ee Imaaraadka Carabta
May 15, 2016 - Written by Editor:

DUBAI(Wajaalenews) Madaxweynaha Qaranka oo Xadhiga ka Jaray Safaarada Somaliland ee Imaaraadka Carabta maanta, Safaaradaas oo qaranka u soo hoysay Guul taariikhi ah ayaa xafiiskeedii u horeeyey madaxweynuhu si rasmi ah u shaaciyey furitaankeeda.

COMMENTS
LINKS