DAAWO: Libaaxii Saxaaraha, Sheekh Cumar Mukhtaar (Xogta Dahsoon)
May 30, 2016 - Written by Editor:
Waxa dalkiisa la qabsaday isaga oo 50 jir ah, waxana uu todobaadan jirkiisa u badheedhay halgan iyo dagaal uu kala horyimid mid ka mid ah quwadihii millateri ahaan ugu cududa weynaa xiligasi oo ahaa dalka talyaaniga oo qabsaday wadankiisa liibiya.