DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Markii u Horaysay ka Hadlay kulan Dhex maray Pro Ahmed Ismaciil Samatar Wareejinta Dekeda Berbera +Isaga iyo Xidhiidhkiisa jabuuti. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Markii u Horaysay ka Hadlay kulan Dhex maray Pro Ahmed Ismaciil Samatar Wareejinta Dekeda Berbera +Isaga iyo Xidhiidhkiisa jabuuti.
May 31, 2016 - Written by Editor:

Hargeysa(Wajaalenews)  Gudoomiyaha Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa ka hadlay Ibinta Dakeda Magalada Berbera waxanu sheegay in loo bahanyahay in maal gashi laga sameeyo dekada

Sidoo kale waxa uu ka hadalay Muuse Biixi xidhidhka u dhaxeeya isaga iyo dalka jabuuti waxanu sheegay inuu xidhiidh ficani ka dhaxeeyo.

Gudoomiyaha Kulmiye ayaa Sidoo kale ka hadalay Wadahadalo dhex maray Isaga iyo Prof Axmed Ismaacil samatar waxanu sheegay inuu aad u soo dhaweynayo inuu ku soo biro Xisbigooda.

 

https://youtu.be/sysAMEKPgHI

COMMENTS
LINKS