|
|||||
WAJAALE NEWS
-Alle Hawnaxariistee Lix Qof oo Dhalinyaro ah ayaa ku Geerioyooday ,Labo kale-na way ku Dhaawacmeen Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Magaalada Burco
May 7, 2016 - Written by Editor:Burco,(Wajaalenws)-Alle Hawnaxariistee Lix Qof oo dhalinyaro ah ayaa ku Geerioyooday ,Labo kale-na way ku Dhaawacmeen ka dib markii Gaari Taxi ah oo dadkani la soceen ay is galeen Gaadhi weyn oo Booyad ah Jidka xidhiidhiya Magaalooyinka Burco iyo Sheikh. Dadka ku Dhintay Shilkan Baabuur iyo kuwa ku Dhaawacmay ayaa la soo gaadhsiiyay Caawa Cusbitaalka Magaaladda Burco ,sida ay Qarannews u xaqiijiyeen dad xogogaal ahi. Geesta kale Labada qof ee Shilkan ku Dhaawacmay oo la sheegay in Dhaawacoodu culus-yahay ayaa waxa ka mid ah Suxufi ka tirsan Suxufiyiinta ka hawlgala gobolka Togdheer ,kaasi oo lagu magacaabo Sharmaarke Cismaan Cabdi-wacays . Shilkan ayaa noqonaaya Shilalkii ugu naxdinta badnaa ee Jidkaasi ka dhaca mudooyinkii u danbeeyay.
Related posts:DAAWO;Muuse Biixi Oo Aamini Waayay Masuuliyiintii Reer Allaybadday Ee La Socday Iyo Magan Sigii Wa... Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweeyay Garyaqaan Axmed Maxamed Bookh Oo Kamid Ah Dhalinyarada Gobolka Gabi... DAAWO; Ururka Hablaha Magaalada Tog Wajaale Ee (Wajaale Developement ) Oo Agab Caafimaad Soo Gaadhsi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|