Sheekh Cabdiqadir Carab (Sh, jaabir Oo Tacsi Udiray Qoyskii Uu ka Baxay Marxuum Dr Cabdi Aw daahir Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Burco | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Cabdiqadir Carab (Sh, jaabir Oo Tacsi Udiray Qoyskii Uu ka Baxay Marxuum Dr Cabdi Aw daahir Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Burco
April 6, 2016 - Written by Editor:

Sheekh Cabdiqadir Carab Warsame (Sheekh Jaabir) oo kamida culimada dalka jamhuuriyada somaliland ayaa tacsi  tiiraanyo leh udiray qoyskii ,qaraabadii  iyo guud ahaan shacabka reer somaliland geeridii naxdinta lahayd ee kutimid  wasiirkii hore ee wasaaradaha xanaanada xoolaha &shaqada iyo arimaha bulshada MARXUUM Dr Cabdi aw Daahir oo maanta ku geeriyooday magaalada burco

“Waxaan shacabka reer somaliland iyo qoyskii ,Qaraabadii uu  kabaxayDR Cabdi Aw Daahir ka Tacsiyadaynaa geeridaa naxdinta leh ee ku timid MARXUUMKA’ Waxaan leeyahay samir iyo iimaan saadiq ah alleh haynagasiiyo marxuumkana ilaahay qabriga ha unuuro

Sidoo kale waxaa tacsi taa lamida ah diraya

BOQOR Muxumed Geele Seed

Cumar Madar Muuse

Xuseen Cilmi Warsame

 

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun

 aamin aamin

COMMENTS
LINKS