|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo Oo maanta ka qaybgalay aaskii Dr Cumar Cilmi Dixood, oo si qaran loogu aasay Magaalada Hargeysa.
April 3, 2016 - Written by Editor:Hargaisa(Wajaalenews) )Madaxweynuhu waxa uu xabaasha kula kulmay Xubno ka mida qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii Digtoorka, waxaanu ka tacsiyadeeyey madaxweynuhu ka sheegay xabaasha dusheeda hadal kooban oo uu ku tilmaamay inuu ahaa halgamaa ka soo qaybqaatay la soo noqoshada madaxbanaanida dalka, xilal kala duwana ka soo qabtay Qaranka Somaliland, ilaa haddana uu ka mid ahaa masuuliyiinta dalka. Related posts:Qarax Xooggan Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Iyo Iskaadhsiinta Oo Gabi Ahaanba Hawada Laga S... Daawo:Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Maanta Si Rasmi ah Ula Wareegtay Shaqaalihii iyo Dhaqaalihii M... Wasiirka Biyaha Oo Ka Qayb-galay Furitaanka Ceelal Biyood Oo Laga Hirgeliyey Deegaano Kala Duwan. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|