Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo Oo maanta ka qaybgalay aaskii Dr Cumar Cilmi Dixood, oo si qaran loogu aasay Magaalada Hargeysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo Oo maanta ka qaybgalay aaskii Dr Cumar Cilmi Dixood, oo si qaran loogu aasay Magaalada Hargeysa.
April 3, 2016 - Written by Editor:

Hargaisa(Wajaalenews) )Madaxweynuhu waxa uu xabaasha kula kulmay Xubno ka mida qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii Digtoorka, waxaanu ka tacsiyadeeyey madaxweynuhu ka sheegay xabaasha dusheeda hadal kooban oo uu ku tilmaamay inuu ahaa halgamaa ka soo qaybqaatay la soo noqoshada madaxbanaanida dalka, xilal kala duwana ka soo qabtay Qaranka Somaliland, ilaa haddana uu ka mid ahaa masuuliyiinta dalka.

indexindex

COMMENTS
LINKS