|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Maraykanka Oo War Murtiyeed ka Soo Saartay Doorashadii Jabouti
April 13, 2016 - Written by Editor:Dowladda Maraykanka ayaa shacabka Djibouti ku ammaantay sida nabad ah ee ay uga qeybgaleen doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday Djibouti Jimcihii la soo dhaafay.War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Arrimaha Dibedda Maraykanka ayaa lagu sheegay in inkastoo doorashooyinku ay muhiim u yihiin bulshooyinka dimoqraadiyada ku dhaqma, haddana dimoqraadiyad sidoo kale lagu dhiso aas-saaska sharciga iyo kala danbeynta, xorriyada madaniga, iyo doodaha siyaasadeed eefuran ee dhexmara dhinacyada.
Maraykanka ayaa sheegay inuu ku boorinayo dowladda Djibouti inay taageerto xorriyadaha shirarka nabadeed, urur, iyo fikradaha dhammaan dadka rayidk ah ee Djhibouti.
Maraykanka wuxuu sheegay inuu xidhiidh xooggan uu kala dhaxeeyo Djibouti, uuna rajeynayo inuu sii kordhiyo danaha ay labada dhinac wadaagaan, iyo in dadka Djibouti laga gacan siiyo inay sameystaan barwaaqo badan, aamin iyo dimoqraadiyad mustaqbalka.
Dowladda Maraykanku waxay sheegtay inay fiiro gaar siinayso hadallada ay soo gudbiyeen IGAD, iyo ururada kale iyo soo jeedinta ururka Midowga Afrika ee ku aadan kor-u-qaadida hannaanka doorashada mustaqbalka Djibouti, wuxuunaMaraykanku sheegay inuu rajaynayo inuuDowladda Djibouti Related posts:Dibadbaxyo Ka Dhacay Caasimadda Tigrey Ee Mekelle Iyo Tirada Dadka Ku Dhintay + Kuwa Ku Dhaawacmay DAAWO ; Suldaanka Guud Ee Beelaha Sacad Muuse Oo Khudbad Dardaaran Iyo Duco ah ka Jeediyay Madashii... Siyaasi Aadan Suldaan Cabdiraxmaan oo Shaaciyay Inuu Yahay Murashax U Tartamaya Jagada Xoghayaha Guu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|