|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;;Siyaasi Caga-wayne Oo Kashifay Siro Badan Iyo Heshiisyo Uu Faysal Cali Waraabe Ku Iibinayey Xisbiga UCID+Magacyada Siyaasiyiin Badan Oo uu faysal Hor Dhigay Inay Ka Iibsadaan Xisbiga
April 2, 2016 - Written by Editor:DAAWO;;Siyaasi Caga-wayne Oo Kashifay Siro Badan Iyo Heshiisyo Uu Faysal Cali Waraabe Ku Iibinayey Xisbiga UCID+Magacyada Siyaasiyiin Badan Oo uu faysal Hor Dhigay Inay Ka Iibsadaan Xisbiga. Hargeysa(Wajaalenews) Agaasimihii hore ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Siyaasi Cago-wayne oo kamida siyaasiyiinta Somaliland isla markaana ah masuul ka tirsan xisbiga UCID Faysal Cali Wraabana ay isku Qoys yihiin ayaa kashifay siro badan oo gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Warabe ku doonayay inuu ku iibiyo xisbiga UCID, isaga oo siyaasigu badka soo dhigay siyaasiyiin badan oo gudoomiye Faysal hor dhigay inay iibsadaan xisbiga. Related posts:Waftigii Madax-dhaqameedka Beelaha Direed Iyo Oromo Dir Oo Booqasho Ku Tagay Magaalo Ganacsiyeedka T... DAAWO; Safiirka Somaliland Ee Dalka Sweden Oo ka Warbixiyay Siyaasada Arimaha Dibada Jsl Iyo Xidhiid... DAAWO: Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Soo Af-jaray Khilaaf Ka Taagnaa Dhul Beereed Ku Yaalla Banka W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|