DAAWO: Xuska 35 Guurada Aasaaskii SNM Iyo Mid Ka Mid Ah Dhacdooyinkii Ugu Yaabka Badnaa Geeska Afrika | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Xuska 35 Guurada Aasaaskii SNM Iyo Mid Ka Mid Ah Dhacdooyinkii Ugu Yaabka Badnaa Geeska Afrika
April 6, 2016 - Written by Editor:

Hargeysa (Wajaalenews) – Maanta Waxa laga Xusay 35 Guurada ka soo wareegtay Aasaaskii Ururkii SNM, Taasi oo Sannad Walba laga Xuso Guud ahaan Somaliland 6-da Bisha Afraad.

Haddaba, waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij Gaar ah oo ka waramaya Aasaaska Ururkii SNM oo ku beegan 1981-kii Ee halkan Hoose Ka Daawada

COMMENTS
LINKS