|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Warshadaha Somaliland Oo Warshadii Ugu Horaysay Ee Samayn Doonta Jiingada ka Dhagax Dhigay Magaalada Berbera.
April 19, 2016 - Written by Editor:Wasiirka Warshadaha Oo Magaalada Berbera ka Dhagax Dhigay Warshad Cusub Oo Ay Leedahay Shirkada Ominco Soona Saari Doonta Jiingadaha. BERBERA(Wajaalenews) Wasiirka Wasaarada Warshadaha somaliland Shucayb Maxamed Muuse Oo safar Shaqo ku jooga Magaalada Berbera ee gobolka saaxil Ayaa Maanta dhagax dhigay Warshadii ugu horaysay ee soo saari doonta jiingadaha iyo agabka kale ee birta oo laga hir Galiyo Somaliland, Warshadan Cusub Ayaa waxaa Dalka ka hirgalinaysa Shirkada OMINCO oo ay leeyihiin muwaadiniin reer somaliland ah . Hadaba Maamulaha guud ee OMAAR COMPANY Maxamed Cali ayaa isagu ugu horay sharaad ka bixiyay ujeedada ay u Aas Aaseen warshadan oo dalku aad ugu baahnaa lagaga maarmi doona waxyaabihii dalka dibadiisa laga keeni jiray. WAJAALENEWS DESK BERBERA OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|