|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Muwaadin Reer Somaliland Oo ka Cabanaya Agaasimaha HCTV Ayaa Sheegay In dhamaan laamaha Dawladu Waxba ka Qaban Waayeen Dacwadiisa.
April 4, 2016 - Written by Editor:Muwaadin reer somaliland ah laguna Magacaabo Cabdinaasir Axmed Ibraahim ayaa sheegay in waxba laga qaban waayay dacwad uu u gudbiyey Maxkamada sare ee Somaliland, xeer ilaalinta guud ee Qaranka, Wasaaradda Caddaalada Somaliland, Wasaaradda Arimaha gudaha Somaliland, Taliyayaasha Ciidamada Booliiska iyo Nabad-sugida taasi oo ku saabsanayd been abuur Agaasimaha Horn Cable Tv uu ka baahiyey. Cabdinaasir Axmed Ibraahim ayaa sidan ka sheegay Shir-jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay Hotel Royal ee Hargeysa, https://youtu.be/9a_ko3BQaVc Related posts:DAAWO: Laba Askari Oo Ka Tirsan Booliska Israa'iil Oo Lagu Dilay Meel U Dhow Goob Lagu Cibaadaysto O... Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Cabdiqaadir Xaashi Oo Shaaciyay Wakhtiga La Keenayo Maykiisa Iyo ... Daawo:Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Eedayntii Ugu Cuslayd U Laqimay Wasiir Xukuumada Ka Ti... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|