DAAWO; Jahowareerka Siyaasadeed Ee Gudomiye faysal Cali Waraabe Oo Hayn kari Waayay Hadaladii Muj Cali Guray Ee Murashaxa Xisbiga Iyo Weedho Qaawan Oo Uu kula Dul dhacay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Jahowareerka Siyaasadeed Ee Gudomiye faysal Cali Waraabe Oo Hayn kari Waayay Hadaladii Muj Cali Guray Ee Murashaxa Xisbiga Iyo Weedho Qaawan Oo Uu kula Dul dhacay.
April 1, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe oo mudooyinkan danbe ay soo food saartay jaho wareer siyaasadeed iyo sidoo kale in uu xisbigii ucid ka dhigay wax uu isagu leeyahay sharcigiisii uu noqdayhadba wixii afkiisa kasoo baxa ayaa maanta u adkaysan kari waayay shir jaraaid oo ay  qabteen masuuliyiin xisbiga ucid ka tirsan  oo uu hormood u yahay muj cali guray .iyo jawaabta faysal.

https://youtu.be/_F9akwFBnvM

COMMENTS
LINKS