|
|||||
WAJAALE NEWS
500 Dhaliyaro ah Oo Madaxtooyada Ka Hor Mudaharaada Waxay Ka Jecel Yihiin 500 Oo Baddaha Ku Madha” By Cali Xaraaro
April 24, 2016 - Written by Editor:Marka xisbiga KULMIYE iyo Xukuumaduba xaflado u Sameeyaan qurba jooga oo weliba Huteelada uugu waaweyn looga Tumo isla markaana qasriga Madaxtooyada si weyn loogu qaabilo, Qaarkoodna xilal loo magacaabo, Dhalinyaradii dalka joogteyna la Fogeeyo lana takooro, maxaa Halkaa ka dhalan kara, miyaan Loogu talo gelin iney inta Hadhayna ay tahriibaan? Markaa sababtu waa cabsi laga Qabo kacdoono iyo mudahraado Ay dhalin yaradu kula kacdo Xukuumadda iyo xisbiga Kulmiye, Sidaa awgeed ayaan qabaa iney Xukuumada iyo xisbiga Kulmiye u Dhiiri geliyaan dhalin yaradu iney Ka tahriibaan dalka, xaqiiqaduna Shan boqol oo dhalin yaro ah isla Markaana kacdoono iyo Mudahraado ka hor sameeya Qasriga madaxtooyada waxay ka jecel Yihiin shan boqol oo ah dhalin yaro U dhalatay JSL oo baddaha ku Dhimata ama haraad ku laayo Saxaaraha, Dhalin yaradu waa xooga dal kaste, Waana cida qudha ee rida ama wax Ka bedesha Dawladaha, kuwan maanta Joogaana waxay ogyihiin Denbiyada iyo dulmiga ay u Geysteen dadkan iyo dalkan JSL, Intaas waxa raacda, Madaxweyne ku xigeenka mr Seylici Oo iddaacada BBC-du weydiisey Su’aal ahayd xiligii doorashada Hal ku dhiga xisbiga KULMIYE inuu Ahaa “UDUB wey teygeysaaye ha
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|