War Deg-Deg Ah: Xoghayihii Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Mujaahid Cabdiraxman Yusuf Ducaale (Boobe) Oo Is Casilay Daawo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg-Deg Ah: Xoghayihii Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Mujaahid Cabdiraxman Yusuf Ducaale (Boobe) Oo Is Casilay Daawo.
March 5, 2016 - Written by Wariye:

Hargeisa(WJN):Cabdiraxman Yusuf Ducaale (Boobe) oo ka mid ahaa xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa shaciyay inuu iska casilay xilkii uu u hayay xusbiga Wadani Mujaahid boobe waxa uu ahaa xoghayihii xisbiga mucaaridka ah ee wadani .

mujaahid Cabdiraxman Yusuf Ducaale (Boobe) ayaa is casiladiisa halku dhig u soo qaatay mid ka mid ah suugaanta hadraawi waxaana uu yidhi “oo darajo iyo xil laygu taxo uma korin darmaata”
isaga oo hadalasiisa sii watana waxa uu yidhi:- hore ayaan wasiir u noqday shan bilood kadibna aniga ayaa madaxwaynaha ka codsaday inuu xilka iga qaado wuuna iga ogoladay waana uu ku mahadsanaa.
intaa kadibna waxa uu sharaxaad ka bixiyay sobobihii uu xigbiga wadani uu u galay
“Xusbiga wadani waxan u galay inaan saxo waxyabahii aan islahaa way qaldanayeen si aan u saxo,waxaan noo qorshaysnaa inan gudihiisa ka suurto galino is badel togan,oo ka dhaca wajiyada nololeed ee dalka,waayo aragnimadaydii gaabnay waxan ku ogaaday inanu xalku ku jirin xukuumada oo wax laga badelo balse xixbiyada xukuumadaha dhala ama xukumadaha soo dhisa oo wax laga badel.

Hadaba Warkaasi Faahfaahsan Halkan Ka Daawo.
https://youtu.be/KBRZWuDKayY

Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS