|
|||||
WAJAALE NEWS
Nin Maxkamad Lagu Saaray Fariin uu Ku Qoray Twitter
March 25, 2016 - Written by Editor:
Ninkan ayaa sheegay inuu haweeneydaasi uu kula dagaallamay weeraradi Brussels. Waxaa hadda lagu oogay dacwad ah hurinta naceyb jinsiyadeed. Maalin kaddib weeraradii Belgium, qoraal lagu daabacay barta Twitter ka ee Matthew Doyle, waxaa lagu sheegay “Waxaan weydiiyay inay ii sharaxdo Brussels. Waxa ay tiri shaqa kuma lihi. Waa jawaabta af Xummo ka buuxdo”. Booliska ayaa isla maalintaasi xiray ninkaasi, waxaana hadda la filayaa in sabtida la horgeeyo maxkamad. Related posts:Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Hambalyo Udiray Shacabka Somaliland Xuska Sanad Guurada 30th Ee Madax... DAAWO: Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo Kulan Qado Ah U Sameeyey Ubadkii Ay Ka Tageen Mujaahidiintii... DAAWO Wasiir kuxigeenka Amniga Maxamed Muuse Oo Si Qaawan U Weeraray Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisb... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|