Muuse Biixi Oo ku Guulaystay Hor dhaca Qorshihii Uu Ka lahaa khilaafka Xisbiga Ucid Oo Bud Dhig u Ahayd fulinta Balaqaadyadii Ay Wada Galeen Qoyska Madaxwayne Siilaanyo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muuse Biixi Oo ku Guulaystay Hor dhaca Qorshihii Uu Ka lahaa khilaafka Xisbiga Ucid Oo Bud Dhig u Ahayd fulinta Balaqaadyadii Ay Wada Galeen Qoyska Madaxwayne Siilaanyo.
March 28, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Tan iyo Intii ay Soo Ifbaxay   Ogolaanshaha Murashaxnimada Muuse Biixi Cabdi ee qasriga madaxtooyada somaliland oo mudooyin badan shacabka shaki kaga jirtay suurto galnimada in mar uu madaxwayne silaanyo uu kursiga uga dagi doono muj Muuse Biixi Cabdi oo xiliyo badan ay soo wada shaqeeyeen xulufo siyaasadeedna ay wada ahaayeen  ilaa bilowgii halganka dib u xorayta ee dhaqdhaqaaqyadii SNM Taasi oo guul ka gaadhay in shacabka ku dhaqan jamhuuriyada somaliland laga xoreeyo rajiimkii siyaad bare oo xasuuq iyo tacadi balaadhan ka gaystay gayiga somaliya gaar ahaan deegaanada somaliland.

muuse iyo marwada 22

kadib guushii iyo gogol dhigii jamhuuriyada somaliland madaxwayne siilaanyo iyo muuse biixi ay soowada mareen marxalado faro badan oo midwalba lahaa duruufihiisa

marka dib loo eego xiliyada qaar ayay hirdan adag dhexmaray labada mujaahid oo xiligan qorshaynaya in ay dalka iska dhaxlaan,

hadii aan u daadegno dulucda ujeeda qoramadeenan khilaaf ba,an iskooxaysi, kadib waxaa suurto gashay in qoyska madaxwayne siilaanyo oo iyagu leh ujeedooyin faro badan in ay fushadaa mudada xilka ay hayaan isla garteen in danahooda gaarka ah iyo mudo korodhsiimo u dhiganta mudo xileedkii madaxwayne silaanyo oo ah shantii sano ee hore ladoortay iyo teeramkii danbe ee uu soo noqon lahaa  oo isku noqonaysa mudo 10sano ah ay dhigeen qorshihii lagaga bixi lahaa,

waxaana arimahasi marba marka ka danbaysa soo ifbaxayeen mudadii muuse loo cumaamaday murashaxa xisbiga kulmiye sidoo kale guusha muuse  ee khilaafka xisbiga  xisbiga ucid ayaa  durba noqday aqbalka gudoomiye faysal ee in diwaangalinta la joojiyo, xiligala soo fulilay AWDAL IYO SAAXIL, oo ay ku ladhnaayeen hawd iyo gabiley guud ahaana labada gobol iyo degmooyinka la raaciyayba ay ka jirtay abaar baahsan oo sobabtay dhimashada dad iyo duunyaba walina taagan balse nasiib daro xukuumadu aanay hoos u eegin kuna hamiyin in la joojiyo si dadka loo badbaabiye balse ujeedada maanta loo joojinayo bilowga diwaangalinta gobolka maroodi jeex ay tahay  uun qorshayaasha dhagaraysan ee ay wada maleegayaan gudoomiye muuse iyo qoyska madaxwayne siilaanyo oo daaran cimri dharerka xukuna siilaanyo iyo boob ka hantida umada,

hadaba xogaha qorsoon ee laga helay heshiishyo hoose oo ay gadhwadeen ka hayd marwada madaxwaynaha oo murashax muuse biixi lagaga sexeexay ogolaanshaha murshaxnimada xisbiga oo sobobtay in guud ahaan xisbiga kulmiye u kala jabo laba garab oo waawayn,

balse kooxdani ay ka dorbideen danahooda gaar ka ah halka muusen biixi u tafo xaytay fulita iyo sidii uu u diyaarin lahaa laba mudo korodhsiimo oo iyada midi hore u suurto gashay halka  labada sano ee  xiligan ay muuqato sififaalaheedii uu qorsaheeda amaba fulinteeda uu agtar ka yahay muj muuse .

sidoo kale muuse biixi ayaa ku guulaystay in uu xisbiga ucid kala dhexdhigo khilaaf xoogan duulaana ku noqday  murashaxnimada  jamaal cali xuseen oo uu u arko in uu khatar ku yahay hantiisa.

 waxa kale oo si yaabo kala duwan uu muuse biixi isagoo raali galinaya qoyska madaxwayne siilaanyo uu weerar ku yahay cidkasta oo ay u  arkaan in ay danahooda khatar ku yihiin.amaba  waxka fahan santahay qorshayaasha muuse iyo qoyska siilaanyo  ee ku taxaluqa mudo kordhinta cilmisaysan ee 10sano xukunka siilaanyo iyo boobka khayraadka dalka ee qoyska madaxtooyadu  guud ahaan ku boobayaan hantida umada tabaalaysan ee abaaraha iyo hogaan la,aantu aafaysay

,

Arimaha iyo qaar kale oo aan wali soo ifbixiN dhamaana u muuqda kuwo soo dadajiya  khilaafyo ba,an oo kala irdheeya xisbiyada qaar, beelaha soomaliland wada degan  taasi oo  hadii ay dhacda taariikhda baalka madaw uga galidoonta madaxwayne siilaanyo iyo xubnaha qoys ahaanta talada dalka umaroorsaday

waxayna muuse biixi iyo dooni taanka kursiga dalka uga sareeya ka dhigi doontaa  laaca, Arag taye Laaga Ma,ogtahay,

 Mudo kasta oo loosii kordhiyo siilaanyana waxay meesha kasaari doonta taageerada  xisbiga kulmiye ka heli karo guud ahaan shacabka somaliland oo iyagu ah kuwo neceb dulmiga iyo mudo kordhintaba,

 

WAJAALENEWS DESK

HARGEYSA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS