HADH CADBAY GILGISHAAN CADEEYAAN HADAFKOODA;ENG DA,UUD ABIIB, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
HADH CADBAY GILGISHAAN CADEEYAAN HADAFKOODA;ENG DA,UUD ABIIB,
March 19, 2016 - Written by Editor:

Hargeisa(Wajaalenews):-Isku duubnida iyo wadajirka Ayaa Ah Waxa kaliyaata ee lagu gaadhi karo Guusha, marka hadaf la wada leeyahay ama qorshe isku mida lagu wada duulayo,Waxaane la Dardaarmayaa Bulshadayda reer gabiley oo aan leeyahay, yenaan noqon ‘Wax ma tarayaashii Tirada Badnaa’ Ee Meel Halaga wada duulo, waxaan qalinka u qaatay iswaydiimahan faraha badan kadib,waata koowaade waxaan garan waayey xiliga ay reer gabilay isku tagayaan  oo ay odhanayaan maxaa inoo dana Qandaraaska waxa ka masuula komishinka oo ugu tala galay waxa maanta jira hadaba waxaan FARIIN CULUS U dirayaa geesiyaasha gobolka inagoo arkayna in gaadiidkii gobolka aan la kiraysan in ardydii aan shaqo lasiin in gobolada aan wali la  aqoonsan la inagu daray MA U HIILINAA GOBALKEENA  JAWAABTU WAA HAA AAN DADAALNO.

muqaal gabiley

 

saacadaanu sookaban wixii naga sadhayseene sida aad ogtihiin gobalkeena muu helin wuxuu hiigsanayey mar uunbaan kaheli hankiyo himiladaydaase ka halgama hana shadaa kaadhka hankiiniyo cabdow hanashadaa kaarka sidaan ogahay dhalintii aqoontiyo aragtidii guusha ayaan hambalyo iyo salaan hoooya leeyahay maamulkiyo haduu kaaxunyahay male aqooneedku dhalintaa ka maaraynjirtee malaha dheereeya oo magaca gobalkiyo guntada GUUSHA magaceena

Talada maanta tacabkeede danbeeyo  mawaxay noqotay helaye yay la hagaaja maxaa keenay habaaskiyo habeen guurka hayin awrka hogaansha oo habeen guura lawaayo  waxanse kaga gam ayaa dalka waalayaqaan gadka waa layaqaan gabilay maanta majoogto gama.daa laga sheegay ha cadayso warkeeda cududii layaqaanay  hiiliyaayda cabdow haween layguma gaado  HADH CADBAY GILGISHAAN CADEEYAAN HADAFKOODA CODKOODII FALOORIIDA WAA HALKEEEDII  DHUMUCDYDU MALIICDO  AYAANKALIYAAN BUDHKA SIIN

Waxaan hadalkayga kaga baxayaa oo aan kusoo gunaanadayaa Aynu noqono Bulsho Meel ka wada duulaysa, yeynaan dhegaysan siyaasi gobolka aan waxba usoo wadin ee aan eegno sidii gobolnimada gabiley u meel mari lahayd.

sidka geel marbay kaa tagtaa oo sadarka waydaa

sikhi baan ku ahay doorasaada oo waa la iiqiray

saranseerka kuwa nagu wadaw nama siraysaan

 

ENG DAA,UUD ABIIB AXMED

COMMENTS
LINKS