|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Xubin Cusub Umagacaabay Afhayeenka Xisbiga
March 8, 2016 - Written by Editor:Warsaxaafadeed Date: 08/03/2016 Ujeeddo: Magacaabis Xil Ku: Mudane Xasan Maxamed Cali (Xasan Gaafaadhi)
Waxaan xilka Af-hayeenka xisbiga KULMIYE u magacaabay Mudane Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay March 8 – 2016. Waxaannan u rajaynayaa in Alle ku garab galo xilkan. Magacaabista xilka Af-hayeenka xisbiga KULMIYE waxay dhaqangalaysaa taariikhda magacaabistiisa ee kor ku xusan. Xil-gudasho wacan. Alla Mahad Leh Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi
Related posts:Maamuka Gobolka Gabiley Oo Deeq Raashin Iyo Xoolo Ah Ku Wareejiyay Taliyaha Ciidanka Qaranka Somalil... Haweeney Xijaaban Oo Loogu Soo Qaylyay Sayigeeda Oo Dhaawacmay Oo Loogu Sii Dayn Waayay Dhakhtarka U... Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Munaasibada Xidhitaanka Tartanka Al waxyeyn 11aad - 2024 -... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|