|
|||||
WAJAALE NEWS
Diyaarad Ku Burburtay Dalka Ruuska Iyo Khasaaraha 62 Ruux Oo Ku Nafwaayay
March 19, 2016 - Written by Editor:Russia(wajaalenews)Diyaarad ka soo kacday magaalada Dubai ee dalka isu taga Imaaradka carabta kuna sii jeeday dalka ruushka ayaa goor dhawayd kusoo dhacday magaalada Rostov-on-Don oo ku taal koonfurta dalka Ruushka waxaana ku geeriyooday 62 ruux oo dhamaantood ahaa tirada saarnaa diyaaradan oo 55 kamid ahi ahaayeen rakaab halka inta kalana ahaayeen shaqaalaha diyaarada. Diyaaradan oo nooceegu ahaa A Boeng 737 ayaanay u suuro galin iyada oo ka hor inta aanay burburain 2 saacadood hawada dib ugu jirtay waxaanay wararku intaas ku darayaan in aan wali la xaqiijin sabata dhabta ah ee ka danbaysay shilkan wajaalenews hargaisa office Related posts:Gudoomiyaha Baanka Dhexe Oo Sheegay Inay Ku Guulaysteen Isku Bedelka Shillinka Iyo Lacagaha Qalaad. DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Uu Ujeediyay Jaaliyada Reer... Madaxwaynaha Koonfur Afrika Oo Ay Mucaaridka Dalkiisu Ku Buuqeen Xili Uu Rabay In Uu Khudbad jeediyo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|