DAAWO;Gudoomiyihii Urur Siyaasadeedkii Nasiye Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Deel Qaafa Oo Murashax Jamaal Cali Xuseen Ku Weeraray Ganacsade Maxamed Aw Siciid Iyo fariinta Uu U Diray, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Gudoomiyihii Urur Siyaasadeedkii Nasiye Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Deel Qaafa Oo Murashax Jamaal Cali Xuseen Ku Weeraray Ganacsade Maxamed Aw Siciid Iyo fariinta Uu U Diray,
March 26, 2016 - Written by Editor:

“Jamaal Cali Xuseen Waa Nin Isku soo Miidaamiyay Siyasada Somaliland Taasi Oo Uu Ku Keentay fashil Siyaasadeed” Axmed talyaani

HARGAYSA(Wajaalenews) Gudoomiyihii urur siyaasadeedkii Nasiye Siyaasi Axmed Muxumed Cumar (Axmed Talyaani)  Oo kamida Siyaasiyiinta Somaliland  ayaa si adag uga jawaabay Eedo Uu Murashaxa Madaxwayne Ee xisbiga Ucid jamaal cali xuseen Kula Dul dhacay Ganacsade Maxamed Awsiciid Geedi oo kamida Ganacsatada Waawayn ee somaliland iyo jabuuti,

talyaani 11

Siyaasi Axmed Talyaani oo maanta shir jaraa,id oo ku qabtay magaalada hargaysa  wuxu si adag uga difaacay Eedihii uu jamaal cali xuseen ku Duray  ganacsadaha sidoo kale wuxu dhaliilo culus u soo jeediyay murashaxa xisbiga ucid oo uu ku tilmaamay in uu yahay nin ku fashilmay in uu la jaan qaado siyaasada somaliland,

 shirkan jaraa,id waxaan u qabtay in aan kaga jawaabo eedo uu jamaal si lamaane ah ugu wada eedeeyay gudomiye muuse biixi iyo ganacsade maxamed aw siciid  ugu wada eedeyay arimo aan ka qaban oo meel ka dhac ku ah qof siyaasiya oo han leh oo  kursiga dalka ugu sareeya ayaan u tartamayaa,leh

.jamaal waa nin isku soo miidaamiyay mowjadaha siyaasadeed ee somaliand isagoon aqoon Dabaashooda,

HALKAN KA DAAWO;

 

 

 

 

 

COMMENTS
LINKS