DAAWO; Xaflad Balaadhan Oo lagu Shaacinayay Musharaxnimada Golaha Wakiilada Ee Sheekh Maxamed Sh.Ismacil Sh.Xasan Oo Lagu Qabtay Magaalada Tog wajaale, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xaflad Balaadhan Oo lagu Shaacinayay Musharaxnimada Golaha Wakiilada Ee Sheekh Maxamed Sh.Ismacil Sh.Xasan Oo Lagu Qabtay Magaalada Tog wajaale,
March 24, 2016 - Written by Editor:

Tog-Wajaale(W,N)-Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil Sheekh Xasan Guuleed Walow, oo ah Sheekhal-beledka Magaalada Tog-Wajaale  ayaa Munaasibad si culus loo soo Agaasimey isugu galaaley Murashaxa Jagada Golaha Wakiilada oo uu badheedhihiisa shaaca kaga cadeeyay in uu iska ka soo sharaxayo Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani.

sheekhalbalad1.jpg

Munsaabidan uu ku Shaaciyay damaciisa Ee Golaha Wakiilada Somaliland doorashooyinka soo socda Sheekhal-beledka Sabada Tog-Wajaale Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil Sh Xasan Guuleed(Wallow) oo ay kasoo qeyb galeen kumanaan qof oo taageerayaashiisa ah oo lagu qabtey Huteelka Maka-Allmukarama ee Magaalada Tog-Wajaale waxa kale oo kasoo qeyb galey Masuuliyiin katirsan Xisbiga Wadani,Boqoro,Cuqaal,Culimaa,udiin,dhalinyaro,haween,Aqoonyahan,Qeybaha kala duwan ee Bulshada Tog-Wajaale iyo Marti Sharaf kale.

 

COMMENTS
LINKS