|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Warfaafinta Oo Amaro Iyo Tacadi ka Dhan ah Saxaafada Madax banaan Bilaabay Iyo Xogaha Ku Lamaan
March 7, 2016 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews)Wasiirka Warfaafinta cadaani oo mudo kooban joogay wasaarada ayaa durba bilaabay amaro iyo tacadi ka dhan ah warbaahinta madax banaan kaasi oo u maalintii shalay ahayd si badheedha o hor istaagay war lagaga hadlaya xadhiga madax dhaqamed dhawan lagu xidhay dhacdo waqooyiga hargaysa ka dhacday sidoo kale wasiirka ayaa warbaahinta ugu hanjabay in hadii ay sii daayaan laga loqondoono ruqsada iyo arimo kale oo laf jab ku ah badax banaanida saxaafada xorta ah, Related posts:Xisbiyada Somaliland Oo Si Wada-jir Ah U Saxeexay Heshiiska La Xidhiidha Doorashooyinka Wakiillada I... Maamul Goboleedka Punland Oo Shacabka Uga Digay Roobab Dabaylo Wata Oo Kusoo Waajahan Deegaanada Xee... Qaarkamid Ah Siyaasiyiinta Somaliland Oo Dacwad Ka Dhan ah Xeerka Furista Ururada Siyaasada Ugu Gudb... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|