|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Waran Cade Oo Safar Aan Ujeedkiisa La Garanayn Ugu Baxay Dalka Ethobiya +Sawiro.
March 15, 2016 - Written by Wariye:Hargeysa(WJN):-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland mudane Cali Maxamed Waran Cadde oo safar ugu baxay dalka itoobiya ayaa habeenimadii xalay ahayd gaadhay magaalada jigjiga ee dawlad deegaanka somalida itoobiya. Wasiirka wasaarada arimaha gudaha ayaa kulamo la qaatay madaxda magaalada jigjiga. Waxaana warar soo gaadhay shabakada Ramaasnews ay sheegayaan in wasiirka iyo waftiga uu hogaaminayaa la filayo inay usii dhaafaan caasimada dalka itoobiya ee Addis-ababa. Waxii warara ee soo kordha kala soco shabakada wararka ee wajaalenews.net
Related posts:Afhayeenkii Hore Ee Xisbiga Wadani Oo ka Hadlay Xilka Qaadista Uu Gudoomiye Ciro Ku Sameeyay Iyo Mas... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Furay Shirka 8-Aad Ee Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Burco Ka F... Daawo Muuqaal Waraysi Xiiso Badan Oo Barnaamijka Madasha Qurbejoogu La Yeeshay Lataliyaha Gaarka Ah ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|