|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO: Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Fanaanada Sahra Halgan.
March 1, 2016 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) -Fanaanada caalamiga ah ee reer Somaliland Sahro Axmed Maxamuud (Sahro Halgan) oo waraysi khaas ah siisay wakaalada wararka Somaliland ee SOLNA ayaa kaga hadashay arimo badan oo ay ka mid yihiin: Taariikh kooban oo ku saabsan dhalashadeeda iyo ku soo biiristeedii fanka, kulamadii faneed ee u dambeeyey ee ay kaga qayb gashay dalka dibadiisa iyadoo Somaliland metelaysay, kaalintii ay ka soo qaadatay Halgankii Ururkii SNM iyo shaqadii gaarka ahayd ee ay u xil saarnaan jirtay, aragtideeda ku aaddan xisbiyada siyaasadda Somaliland iyo gooni isutagga JSL,
Related posts:DAAWO: Ciidamo Ka Kooban Hal Cutub Oo Ka Soo Goostay Maamul Gobolleedka Puntland, Kuna Biiray Ciidam... Daawo:Fanaanada Caanka ah Ee Nimco Yaasiin Oo Soosaartay Hees Cusub Oo La Baxday Isha Xaasid Iyo Mu... DAAWO; Abwaan Haybe Faarax Oo Tiriyay Maanso Uu ku Cabirayo Musuqmaasuqa Baahsan Ee ay Xukuumada S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|