DAAWO: Wafti Uu Hoggaaminayo Murrashax Jamaal Cali Xuseen Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Wafti Uu Hoggaaminayo Murrashax Jamaal Cali Xuseen Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley.
March 12, 2016 - Written by Editor:

GABILEY(Wajaalenews) Murrashax Madaxwayne ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaaladda Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley.

https://youtu.be/voTvn-x40fw

COMMENTS
LINKS