|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Dhaliilihii Ugu Cuslaa Usoo Jeediyay Xukuumada Siilaanyo Kana Hadlay Xadhiga Madax Dhaqameed Dhawaan Si Sharci Daro ah Loo Xidhay Muxuuse ka Yidhi Xaalada Deeganada Min Waqooyi Ilaa Ceelgarde,
March 6, 2016 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) shir balaadhan oo ay magaalada hargaysa ku qabteen madax dhaqameedka beelaha subeer awal ayaa waxay si adag uga hadleen xadhiga qaarkamida madax dhaqameedka beesha kuwaasi oo mudo ku xidhan jeelka madheera. sidoo madax dhaqameedkan ayaa si adag uga hadlay muranka ka taagan dhulka waqooyiga iyo goobaha lagu muran sanyahay, suldaanka guud ee beelaha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan oo goob tan ka hadlay ayaa xukuumda siilaanyo ku tilmaamay mid dalkii iyo dadkiiba baabiisay kuna soo kordhisay dad uu ugu yeedhay waji kumacaash oo marka uu hadlo ay kasoo dabo abaabushay. sidoo suldaanka guud wuxuu fariimo kala duwan ku dirat dadka u dhaqan deeganada waqooyiga hargaysa iyo dadwaynaha ku dhaqan gobolka saaxil, iyo xaaladaha ceel garde, Related posts:DAAWO ; Suldaanka Guud Ee Beelaha Samaroon Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Borama Kuna Dhawaaqay Xi... Hay’adda Xaquuqal Iinsaanka Somaliland Oo Ka Dayrisay Xaalada Caafimaad Ee Boqor Cismaan Buurmadow DAAWO;- Midkamid Ah Beelaha Dega Gobolka Gabiley Oo Shaaciyay Musharaxa Ay Udoorteen In Uu Ku Matalo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|