DAAWO; Marwo Rooda Axmed Yaasiin Oo Ka Warantay Qaabkii Ay Dableyda Hubaysani U soo Weerareen Gurigeeda Iyo Dhaawac Ay Soo Gaadhsiiyeen Inan Ay Dhashay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Marwo Rooda Axmed Yaasiin Oo Ka Warantay Qaabkii Ay Dableyda Hubaysani U soo Weerareen Gurigeeda Iyo Dhaawac Ay Soo Gaadhsiiyeen Inan Ay Dhashay.
March 27, 2016 - Written by Editor:

Hargeysa (W,N)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID ee gobolka saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasin ayaa ka warantay qaabkii ay dabley hubaysan ugu soo weerareen guriga ay ka dagan tahay magaalada hargeysa.

Sidoo kalena marwo Rooda waxay sheegtay inay dhaawacyo culus qabto inan ay dhashay oo ay dableydani dileen.

https://youtu.be/QycfFuW_mQo

COMMENTS
LINKS