|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Iyo Garabka Isbahaysiga Kulmiye Oo Si Wadajir Uga Warbixiyay Kulan Ay Wada Yeesheen Iyo Qodobadda Laysla Qaatay.
March 5, 2016 - Written by Editor:DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Iyo Garabka Isbahaysiga Kulmiye Oo Si Wadajir Uga Warbixiyay Kulan Ay Wada Yeesheen Iyo Qodobadda Laysla Qaatay. Hargeysa(Wajaalenews) -Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ka warbixiyay kulan ay maanta ay la yeesheen garabkii qaadacay doorashadii xisbiga kulmiye ee la baxay garabka isbahaysiga kulmiye, sidoo kalena gudoomiyuhu waxa uu ka dhawaajiyay waxyaalaha ay isla qaateen intii wada hadalkaasi socday. Related posts:Khuburo Arimaha Amniga Mudo Ka Shaqaynayay Oo Ku Taliyay In Dowladda Somaaliya Cashar Ka Barato Wax... Boqor Buurmadow Oo Sheegay Inaanu Is Casilayn C.rashiid Riyo Raac Haddii Somaliland ku Kala Tagayso. “Ciidamada Yube Jooga Gobolka Aad Odayasha Ka Tihiin Bay Nabadgelyadiisa U Joogan, Inaguna Iskuma So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|