DAAWO; Cuqaasha Iyo Odoyaasha Qayska Reer Suldaan Diiriye Garaad Boon oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Qorshe shirqool ahaa oo Dhawaan Lagu Caleemo Saaray Suldaan Magaalada Hargeysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Cuqaasha Iyo Odoyaasha Qayska Reer Suldaan Diiriye Garaad Boon oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Qorshe shirqool ahaa oo Dhawaan Lagu Caleemo Saaray Suldaan Magaalada Hargeysa.
March 29, 2016 - Written by Editor:

    “Hadii la doonayay in Aanu is Dilno is Dili Mayno Saldanadana Waxa Iska leh Subeer Awal,” Axmed Jaambiir Suldaan,

Hargaysa(Wajaalenews) qaar ka mid ah cuqaasha ,odoyaasha reer Suldaan Diiriye iyo Garaad Boon oo maanta Hargeysa shir jaraaid ku qabtay ayaa ku gacan saydhay caleemo saarkii siyaasadaysnaa ee dhawaan magaalada hargeysa lagu sameeyey Maxamed Axmed Suldaan Cabdiraxmaan oo ka mid ah qayska ilma garaad Boon kaasi oo ay ku tilmaameen mid waxba kama jiraan ah isla markaana Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal uu Yahay Suldaan Xassan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan,

“Hadii la doonayay in aanu is dilno is dili mayno Saldanadana waxa iska leh Subeer Awal,” Axmed Jaambiir Suldaan,

COMMENTS
LINKS