Daawo Aas Qaran Oo Maanta Burco Loogu Sameeyey Marxuum Yuusuf Muuse Cawil Oo Shalay Dabley Hubaysani Ku Dileen Magaaladdaas.
March 15, 2016 - Written by Wariye:
Burco(WJN): – Aas qaran ayaa maanta loogu sameeyey magaaladda Burco alle ha u naxariistee marxuum Yuusuf Muuse Cawil oo shalay dabley hubeysani ku dileen magaaladda Burco.