Canbaarayn Dilkii Foosha Xumaa Ee Maanta Ka Dhacay Magaalada Burco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Canbaarayn Dilkii Foosha Xumaa Ee Maanta Ka Dhacay Magaalada Burco.
March 14, 2016 - Written by Wariye:

Dilkaas oo maanta ka dhacay magaalada Burco waxaanu marlabaad bulshada reer Togdheer ugu baaqayna inay wadajirka gacalnimada

Haddii aanu nahay dhallinyarta Jaaliyadda Newport ee gobolka Southwales waxaan si buuxda u canbaarayyneyna dilka xaq darrada ah ee lagula kacay muwaadiin ganacsade reer Somalilandna oo kasoo jeeda gobolka.

Dilkaas oo maanta ka dhacay magaalada Burco waxaanu marlabaad bulshada reer Togdheer ugu baaqayna inay wadajirka gacalnimada derisnimada  dan-wadaaga Beesha Sool si gaar u qadariyaan una xaq dhowran.  Soomaalidu waxay ku maah-maahda Oodii Ab ka dhow.

Cali C/laahi Ismaaciil-dheeg

UK

COMMENTS
LINKS