|
|||||
WAJAALE NEWS
Boqorka Sacuudiga oo ku gacanseydhay Madaxwaynaha Dalka Maraykanka.
March 15, 2016 - Written by Wariye:Hargeisa(WJN):-Sacuudiga Ayaa Ku Gacanseyray Hadalka Obama Ee Ahaa In Aanay Dowr Weyn Ka Cayaarin Ka Hortagga Xagjirnimada. Sacuudiga Ayaa Ku Gacanseyray Hadalka Obama Ee Ahaa In Aanay Dowr Weyn Ka Cayaarin Ka Hortagga Xagjirnimada. Amir Turki Al-Faysal Ayaa Sheegay In Sirdoonka Sacuudiga Ay Fashiliyeen Weerarro Uu Ururka Daacish Ku Qaadi Lahaa Dalka Maraykanka. Waxaa Kaluu Muujiyay Inuu Ka Carooday Hadalka Obama Ee Ahaa In Loo Baahan Yahay In Sacuudiga Uu Barige Dhexe La Wadaago Iran. Sacuudiga Iyo Iran Waxaa Ka Dhaxeeya Loollan Adag Oo Dhanka Awoodda Ah, Kaas Oo Ku Qotoma Maammulidda Bariga Dhexe. Waddamada Gacanka Carbeed Ayaa Horey Iran Ugu Edeeyay Inay Taageerto Ururrada Shiicada Ah Ee Ay Ku Eedeynayaan Inay Qalalaaso Ka Wadaan Bariga Dhexe. Hargeisa Office Related posts:DAAWO: Ciidamada Dawlada Eritrea Oo Qabsatey Qeybo Ka Mid Ah Dalka Jabuuti Iyo Dagaalo Culus Oo Laga... Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Saldhigyo Laga Hir Geliyay Magaalada Laascaa... Madaxweyne Ku-xigeenka Jsl Oo Ka Qeyb-galay Xafladda Qalin-jebinta Dufcadii 22aad Ee Ka Baxda Jaamac... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|