|
|||||
WAJAALE NEWS
Bariga magaalada London Lagu qabtay Xaflad Balaadhan Oo Lagu Soo Dhaweynaayey Tageerayaal Kasoo Diga-rogtay Xisbiga Ucid Kuna Biiray Xisbiga Wadani.
March 31, 2016 - Written by Wariye:london (WJN):-waxa Bariga magaalada London lagu qabtay xaflad balaadhan Oo lagu Soo dhaweynaayey tageerayaal kasoo diga-rogtay Xisbiga Ucid Oo uu hormuud Ka ahaa Gudoomiye ku xigeenkii Xisbiga UCID ee dalka UK Xuseen Aadan Cige(Maka) Oo ay ku weheliyeen Dhalinyaro iyo haween ayaa Waxa xaflada Oo ay goob-Joog Ka ahaayeen madaxda Xisbiga Waddani ee qaarada Yurub Gaar ahaan UK .16
Kulanka oo ahaa mid aad looga Soo qayb galay ayaa ahaa mid Xisbiga Waddani uu tageerayaal ku kasbaday muhiima Oo wax badan Ka qaban kara Dalkan UK.15
Related posts:DAAWO : Xoghaya Guud Ee Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Khilaaf La Sheegay In Uu Ka Dhex Qarxay Madaxwe... Ururka Suxufiyiinta Jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Caafimaad Ee Tafatiraha Horn Cable Tv Oo Mudo Xidhan. Gu Xisbiga Mucaaradka Ah Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumada Siilaanyo-Ku Dhaliiley Fara Ga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|