Baasaboorada ugu Qiimaha Badan & Kuwa Ugu Qiimaha Xun Dunida oo La Soo Bandhigay + Kaalinta Somalia kaga jirto | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Baasaboorada ugu Qiimaha Badan & Kuwa Ugu Qiimaha Xun Dunida oo La Soo Bandhigay + Kaalinta Somalia kaga jirto
March 10, 2016 - Written by Editor:

pass-1

Hayad fadhigeedu yahay magaalada London oo lagu magacaabo Henley and Partners oo baaris ku sameysa arrimaha Visoyinka iyo baasaboorada ayaa warbixin-sanadleheeda soo bandhigtay.

Warbixintan ayay hey`aadu ku eegtay qiimaha iyo qiima-xumida ay leeyihiin baasaboorada kala duwan ee waddamada caalamka, waxaana ay sameysay liis ay arrintani ay ku kala qaadeyso.

Kaalinta koowaad ee baasabooska uu qiimaha bada adduunka ayaa waxaa galay waddanka Jarmalka oo ruuxii wataa uu 177-wadan uu viso la`aan tegi karo.

Waddamada ugu qiimaha xun baasabooradooda oo ay Soomaaliya ku jirto ayaa waxaa kaalinta koowaad ka galay waddanka Afghanistan oo baasaboorkeeda lagu tegi karo viso la`aan 25 wadan oo keliya.

Soomaaliya ayaa kaalinta afaraad ee liiska waddamada baasabooradoodu qiimaha xunyahay kasoo gashay, waxaana baasaboorkeeda lagu tegi karaa bilaa viso 31-wadan, iyadoona ka qiima wanaagsanaatay wadamo waaweyn oo qaarkood nabdoon sida Pakistan iyo Ciraaq.

World’s best passports (by number of countries granting visa-free access)

1) Germany — 177

2) Sweden — 176

3) Finland, France, Italy, Spain, UK — 175

4) Belgium, Denmark, Netherlands, U.S. — 174

5) Austria, Japan, Singapore — 173

6) Canada, Ireland, Luxembourg, Norway, Portugal, South Korea, Switzerland — 172

7) Greece, New Zealand — 171

8) Australia — 169

9) Malta — 168

10) Czech Republic, Hungary, Iceland — 167

11) Slovakia — 165

12) Liechtenstein, Malaysia, Slovenia — 164

13) Latvia — 163

14) Estonia, Lithuania — 162

15) Poland — 161

16) Monaco — 160

17) Cyprus — 159

18) San Marino — 156

19) Chile — 155

20) Hong Kong — 154

World’s worst passports

94) Liberia — 43

95) Burundi, North Korea, Myanmar — 42

96) Bangladesh, Democratic Republic of Congo, Lebanon, Sri Lanka — 39

97) Kosovo, South Sudan, Yemen — 38

98) Eritrea, Ethiopia, Iran, Nepal, Palestinian Territory, Sudan — 37

99) Libya — 36

100) Syria — 32

101) Somalia — 31

102) Iraq — 30

103) Pakistan — 29

104) Afghanistan — 25

COMMENTS
LINKS