Milyaneer Sucuudi Ah Oo Wata Baabuur Dheehoodu Dahab Yahay Oo Ka Yaabiyay Magaalada London. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Milyaneer Sucuudi Ah Oo Wata Baabuur Dheehoodu Dahab Yahay Oo Ka Yaabiyay Magaalada London.
March 31, 2016 - Written by Wariye:

London(WJN):- Maalqabeen Sucuudi Ah oo wata baabuur dheehoodu dahab yahay oo ka yaabiyay dadka reer London iyo warbaahinta Ingiriiska, waxaanay warbaahinta dalkaasi ku tilmaantay fatooshnimadii ugu waynayd ee soo marta dalkaas.

gdahab

Sida ay ku warantay jariirada Daily Mail, milyaneerkan Sucuudiga ah ayaa wata kolonyo Afar baabuurta dunida ugu qaalisan ah, kuwaas oo kala ah, Mercedes G63 qiimihisu yahay  £370,000, Gaadhiga labaadna yahay Bentley £220,000, Rolls-Royce £350,000 Rolls-Royce Iyo Lamborghini Aventador SV £350,000, kuwaas oo dheehoodu dhamaan dahab yahay, qiimahooduna marka la isu geeyo noqonayo  £1milyan oo Pound.

Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS