WAXA LAGAADHAY WAKHTIGII DAGMADA ARABSIYOOD AY HELI LAHAYD MAAMUL UHORSEEDA HORUMAR,DHALIILAHA DUL HOGANAYA MAAMULKA HADA JIRA OO KU FASHILMAY. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
WAXA LAGAADHAY WAKHTIGII DAGMADA ARABSIYOOD AY HELI LAHAYD MAAMUL UHORSEEDA HORUMAR,DHALIILAHA DUL HOGANAYA MAAMULKA HADA JIRA OO KU FASHILMAY.
February 28, 2016 - Written by Wariye:

Arabsiyo(WJN):-Sideebay u arkaan Shacabka reer Arabsiyood inlala xisaabtamo Maamulka Dagmada Arabsiyood?Ma yahay Masuul garanaya Waajibaadka loo igmaday?Muxuu ku qancinkaraa shacabka reer Arabsiyood ee uu Qabtay?waxay gaadhay wakhtigii La Badali lahaa Maamulka Arabsiyood,iyo dhaliilaha maamul xumo ee dul hoganaya,Dawlada hoose ee dagmada Arabsiyood,Gudaafada oo buuxdhaafisay Xaafadaha magaalada iyo Dawlada hoose ee Arabsiyood oo habayaraatee aan lahayn Hayjiintii loogu talo galay inay ka shaqayso caafimaadka Magaalada iyo Sidii ay uwanaagsanaan lahayd saxada dadka Reer Arabsiyood,Hogaamiyahay wanaagsan ee ay dagmo yeelato waaka ku talaabsada Sidii uu hormarinlahaa Dagmada uu Masuulka kayahay,Hadaba waxay kawada Dharagsan yihiin,dadwaynaha ku dhaqan magaalada arabsiyood,Inaanu haba yaraatee kusoo kordhin,intii ay joogeen oo Gaadhaysa 5sanno,waxkamida araimaha Bulshada,iyadoo aynu kawada dharagsanahay inaanay Arabsiyo Gabi ahaanba lahayn Cisbitaal Guud,iyadoo ayku Noolyihiin dad tiradoodu kor Udhaaftay 30,000 kun ilaa 35,000 oo Qof,taasoo aanay jirin Cid xiliska saartaba Magaaldan Arabsiyood oo qani ku ah xaga waxsoosaarka,ayaa haday sidan kusii jirto,waxa meesha kabixi doonadadaalka aybulshadu kulasoo baxdo waxsoosaarka ay quutaan,iyadoo xukuumadii ay Dooteena ka dhaga adaygtay inay laba xisaabtanto Maamulkan fadhiidka ah ee ka hawl gala Arabsiyo,Tiiyoo dhawr Goor ay dadwaynuhu u cawdeen xukuumada Soomaaliland in ay waxka qabato,Musuq Maasuqan baahsan ee kajira Arabsiyo,adigoo kanaxaya,wado la’aanta kajirta,dayrarka Sharci darada ah ee ayku bixinayso dawlada hoose maxaa kagalayda

> wariya Muuse xuseen xasan

COMMENTS
LINKS