Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka China | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka China
February 9, 2016 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N)- Wasiirka Wasaaradda Arrimahada Gudaha Somaliland  Mudane Cali Maxamed Waran Cadde Ayaa Galabta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka  Socda  Dalka China .

Wasiir Waran-cadde  iyo  Xunbaha  Waftida  ayaa  Ka  Wadahadlay  Sidii Loo Sii Xoojinlahaa Xidhiidhka  Saaxiibtinimo  iyo Horumarka  Labada  Dal,

wafti arimaha gudaha warancade 1kulan-dhexmaray-wa-wa-cha-4 kulan-dhexmaray-wa-wa-cha

Iyadoo  Labada  Dal ee China Iyo Somaliland  uu ka  dhaxeeyo  xidhiidh  saaxiibtinimo  oo  guun ahi .

Shirkan  Ayaa  wasiirka   Arrimaha  Gudaha  Waxaa Ku  Wehelinaayey  Wasiirka  Warshadaha  Somaliland Mudane  Shucayb oo isagu lahaa qaybwayna ka qaatay imaatinka waftigan ka socday dalka china.

COMMENTS
LINKS