War DegDeg ah:Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Isku Shaandhayn Isugu Jirta Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Golahiisa Wasiirada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War DegDeg ah:Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Isku Shaandhayn Isugu Jirta Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Golahiisa Wasiirada
February 14, 2016 - Written by Editor:

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Isku Shaandhayn Isugu Jirta Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Golahiisa Wasiirada

Hargeysa, (Wajaalenews) —Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu caawa Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3830/022016 uu Magacaabis, Xilka qaadis iyo Bedel ku sameeyey Masuuliyiin kala duwan.

 

MADAXWEYNUHU:

 

Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markuu Tixgeliyey:            Ahmiyadda weyn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo dhismaha Qaranka;

Markuu Arkay:                     In baahi loo qabo buuxinta jagooyinkan Wasaaraddaha, iyo Gobolada,

Markuu Ka Fiirsaday:        Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;

Markuu Ku Qancay:           Inay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;

 

Wuxuu go’aansaday

 

No Magacaabid Xil hore Xil Cusub / Xil suge / Qaadis
1 Mudane, Cismaan Cabdillaahi  Saxardiid Wasaradda Duulista Wasiirka Warfaafinta
2 Mudane, Cabdillaahi Maxamed Daahir Wasiirka Warfaafinta Wasiirka Xannaanada Xoolaha
3 Mudane, Cumar Sheekh Maxamed Faarax Wasiirka Xannaanada Xoolaha Wasiirka Duulista Hawada
4  

Mudane, Muuse Qaasim Cumar

Wasiirka Ganacsiga Xil Suge
5  

Mudane, Yaasiin Maxamed Shide

Guddoomiyaha Gobolka Sool Xil Suge
6 Mudane, Xuseen Aadan Cige Af-hayeenka Madaxtooyada Wasiirka Ganacsiga
7 Mudane, Mawliid Maxamuud Ibraahin Wasiir Ku-xigeen W. Xidhidhka Golayasha Xil Ka Qaadis
8  

Mudane, Cabdillaahi Maxamed Carey

Maareeyaha Madbacadda Qaranka Xil Ka Qaadis
9  

Mudane, Siciid Cabdi Maxamuud

Wasiir Ku-xigeen W. Duulista Wasiir Ku-xigeen W. Ganacsiga
10  

Mudane, Kaysar Cabdillaahi Maxamed

Wasiir Ku-xigeen W. Ganacsiga Wasiir Ku-xigen W. Qorshaynta
11  

Mudane, Cabdi Yuusuf (Cabdi Wadad)

Wasiir Ku-xigeen W. Qorshaynta Wasiir Ku-xigen W. Kalluumaysiga
12  

Mudane, Naasir Ayjeex Jaamac

Wasiir Ku-xigenka W. X. Golayasha
13  

Mudane, Maxamed X. Aadan Cilmi

Wasiir Ku-xigeen W. Kalluumaysiga Wasiiru Dawlaha W. Waxbarashada
14  

Mudane, Axmed Nuur Faahiye

Wasiiru Dawlaha W. Waxbarashada Wasiiru Dawlaha W. Duulista
15  

Mudane, Xamse Maxamed Cabdi

Guddoomiyaha Gobolka Gabiley
16  

Mudane, Mustafe Cabdi Ciise (Shiine)

Guddoomiyaha Gobolka Gabiley Guddoomiyaha Gobolka Sool
17  

Mudane, Cabdiraxmaan Aw Cilmi Fahiye (Shamax)

Afhayeenka Madaxtooyada
18 Mudane, Siciid Saalax Shire Maareeyaha Madbacadda Qaranka

 

 

 

ALLAA MAHAD LEH

 

                  

  Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)

 

COMMENTS
LINKS