HOT NEWS;Xukuumada Oo falkii ka Dhacay Deegaanka lughaya Ee lagu Tuhunsanaa Beesha Madaxwayne Kuxigeenka U Xidh Xidhay Madaxdhaqameed kale Oo Deegaanadaasi Ka Waday Hawlo Wacyi Galin Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
HOT NEWS;Xukuumada Oo falkii ka Dhacay Deegaanka lughaya Ee lagu Tuhunsanaa Beesha Madaxwayne Kuxigeenka U Xidh Xidhay Madaxdhaqameed kale Oo Deegaanadaasi Ka Waday Hawlo Wacyi Galin Ah.
February 17, 2016 - Written by Editor:

LUGHAYA)(W,N) Xukuumada somaliland ayaa la sheegay in ay ilaa caawa  falkii ka dhacay deeganka degamada lughaya Ee  gobolka awdal  oo lagu tuhunsanaa beesha madaxwayne kuxigeenka usoo xidhay madaxdhaqameed ,iyo xubno kale oo la sheegay In ay deegaanka ka wadeen hawlo wacyi galin  balse xukuumada oo uu saylici hormuud ka yahay ku eedaysay in    ay qayb ka ahaayeen fal maanta lagu weerar goob ay kasocotay diwaangalinta codbixiyayaashu oo kamida  deegaanka sobo wanaag  ee degmada lugahaya ee gobolka awdal.

saylici

Hada wararka aanu ka helayno dhacdadan ayaa tibaaxay in caawa ay xukuumadu xabsiga u taxaabtay odoyaal  falkaasi oo uu ku dhaawacmay hal qof oo askariya iyo sida wararku xuseen qof kamida kooxdan iyadu werarka gaysatay oo aan wali la aqoonsan qaatayna qalabkii diwaangalinta, ee goobtaasi yaalay.

Halka wararka qaarna sheegeen in dhawaanahanba ay dhaqdhaqaaqyo deegaanadaasi ka wadeen beesha madaxwayne kuxigeenka cabdiraxmaan saylici oo lasheegay in uu qorshohoodu ahaa sidii ay deegaanadaa awood buuran ugu yeelan lahaayeen,

Ayaa xukuumadu waxay caawa u xidh xidhay falkaa xubno salaadiina iyo cuqaal iygau maalmihii udnabeeyay socdaal ku joogay deegaanada waqooyiga hargaysa  kuwaasi oo la sheegay in ay utageen wacyi galinta iyo u kuur galida xaalada abaaraha,

Arinta oo ay bulshada ku dhaqan caasimada hargaysi kabixisay dareeno kala duwan ayaa xubnaha ilaa imika  xidhan  kala yihiin,

Suldaan mawliid cali  ibraahim {sabayso).

Suldaan ibraahim sulub

Jiif caaqil cabdiraxmaan  xasan xoore,

Iyo doyaal kale oo aanaan helin  helin magacyadooda

 

 

COMMENTS
LINKS