|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Xildhibaanada DDSI Oo Ansixiyay Degmooyin, Gobolo iyo Maamul Magaalooyin Cusub + kaalinta Magaalada Tog Wajaale Kaga Jirto
February 28, 2016 - Written by Editor:Jigjiga ( Wajaalenews). Waxaa kal-fadhigii 2,aad golihiisa 5, aad ee Golaha Xildhibaanada DDSI ay codbuuxa ku ansixiyeen Degmooyin, Gobolo iyo Maamul Magaalooyin cusub oo lagu soo kordhiyey guud ahaanba deegaanka kadib soo bandhigidii ajandayaasha kalfadhigan oo ansixinta qodobkan iyo warbixintii lasoo jeediyay ay kamid ahaayeen iyadoo uu afhayeenka golaha xildhibaanada ahna gudoomiyaha XDSHSI mudane maxamedrashiid isaaq uu si rasmi ah u furay kal-fadhiga. Hadaba degmooyinka, maamul magaalooyinka iyo gobolada la ansixiyay waa sidan:
Magaalooyinka Darajada 3, aad: waxaa magaalooyinka darajada 3,aad loo ansixiyay 1) Magaalada wajaale 2) Magaalada Qabribayax
1) Degmada Bilcil-buur 2) Degmada Dig
1) Degmada Boodalay- xarunteeda dib baan idiinka soo sheegi doonaa 2) Degmada higlooley 3) Degmada Laas-dhankayre 4) Degmada Goglo oo rugteedu noqonayso Kudunbuur 5) Degmada ceel ogaadeen
1) Degmada God-god 2) Degmada Qooxle Labadaa dagmo iyagoo oo ay cusub yihiin ayaa waxaa gobalka dib loogu habeeyay sidan:- 1) Hargeele-xarunta gobalka 2) Baareey 3) Doolo-baay 4) jarati 5) Raaso 6) Iimay-galbeed 7) Ceel-kari
1) Degmada Gablaalu 2) Degmada Goota-biki oo xaruntu noqonayso Biki
1) Degmada Lahel-yucub: xarunta degmadu waxay noqon Lahelaw 2) Degmada Galxamu oo horay bookh uga tirsanayd
1) Degmada Xaraarey 2) Degmada Yaxoob 3) Degmada Cayuun 4) Degmada Horshagax
5) Degmada Waangay Labada Gobol ee cusub: Gobolka Dhaawa iyo Gobalka Erer
1) Fiiq-xarunta gobalka erar 2) Xamaro 3) Lagahida 4) Salaxaad 5) Mayu-muluqo 6) Qubi 7) Yaxoob 8) Waangay Degmooyinka Gobalka Liibaan waxay noqonayaan sidan: 1) Filtu 2) Dool-cado 3) Dheka-softi 4) Boqol-maay 5) Qarsaadhula 6) Goora-baqaqsa 7) Gura-dhaamoole Degmooyinka Gobalka Nogob waxay noqon sidan: 1) Ceelwayne xarunta gobalka Nogob 2) Dhuxun 3) Sagag 4) Garbo 5) Xaraarey 6) Cayuun 7) Horshagax.
xigasho warbaahiyaha Cakaaranews,com Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|