|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;MADAXWAYNE SIILAANYO OO XAFIISKIISA KU QAABILEY WAFTI UU HOGAAMINAYO SAFIIRKA FARANSIISKA U FADHIYA DALKA KENYA
February 18, 2016 - Written by Editor:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayey Safiirka Dalka Faransiiska u fadhiya Kenya Ambassador Reimi Marechaux. Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen Madaxweyne ku xigeenka, iyo xubno ka mida golihiisa wasiirada ayaa markii uu dhamaaday waxa saxaafada la hadlay Wasiirkii hore ee Duulista imikana ah Wasiirka Warfaafinta iyo Safiirka faransiiska. Related posts:Munaasibad loo qabtay Xuska sannad-guurada 1aad ee Wargeyska Himilo oo kulmisay siyaasiyiin Mucaarad... DAAWO;Shirkadaha Dawooyinka Oo Dawo Dhacday ku Daadiyey Suuqyada Hargeisa Iyo Dhibaatada Bulshadu Ay... Warar dheeraada oo kasoo baxaya Mudaharadkii ka socday gabiley iyo dhaawaca oo gaadhaya 5qof ciidam... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|