DAAWO; Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Kulmiye Oo Daboolka Ka Qaaday Wada Hadal Hoose Oo U Socda Masuuliyiinta Xisbiga Iyo Garabkii Isbahaysiga kulmiye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Kulmiye Oo Daboolka Ka Qaaday Wada Hadal Hoose Oo U Socda Masuuliyiinta Xisbiga Iyo Garabkii Isbahaysiga kulmiye.
February 3, 2016 - Written by Editor:

Hargeysa(Wajaalenews) Xoghayaha guud ee xisbiga muxaafadka ee kulmiye Xasan Siciid yusuuf ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada hargeysa waxa uu daboolka si cad uga qaaday inay wada hadal hoose u socdo masuuliyiinta xisbiga kulmiye iyo garabkii Qaadacay Doorashadii Ka dhacday ee xisbiga kulmiye ee la baxay garabka dimuqraadiyad doonka ee xisbiga kulmiye.

https://youtu.be/lPL1LgSiYY4

 

COMMENTS
LINKS