DAAWO; Xisbiga Wadani Oo Xaflad Soo Dhawayn Balaadhan ah U Sameeyey Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan Iyo Taageerayaaashiisa oo kusoo Biiray Xisbiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xisbiga Wadani Oo Xaflad Soo Dhawayn Balaadhan ah U Sameeyey Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan Iyo Taageerayaaashiisa oo kusoo Biiray Xisbiga.
February 9, 2016 - Written by Editor:

Hargeysa(Wajaalenews) Masuuliyiinta Xisbiga mucaaradka ah ee wadani ayaa maanta xaflad soo dhawayn ah u sameeyey Musharaxii Madaxwayne ku xigeenka ee xisbiga Ucid Cabdirashiid Xasan Mataan oo dhawaan shaaciyay inuu iska casilay xilkaasi iyo waliba tageerayaal badan.

mataan 3

https://youtu.be/oom_pDz3H_o

Waxaana munaasibadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, isla mar ahaantaana ka qabsoontay Hotel Ambassador Ee magaalada Hargeysa kasoo qayb galay Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee wadani ahna Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland MUdane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, Masuuliyiinta sar sare ee xisbiga wadani, Salaadiin, Cuqaal, Waxgarad, Dhalinyaro, Haween, Taageerayaasha xisbiga wadani iyo waliba marti sharaf kale oo aad u tiro badan.

COMMENTS
LINKS