|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Sheegay Inuu Dacwada Ay Somaliland Ku Rabto Inay Beesha Caalamka Aqoonsi Kagga Hesho U Gudbidoonaan Maxkamada Caalamiga Ah Ee ICJ
February 1, 2016 - Written by Editor:Addis ababa(W,N) wasiirka wasarada arimaha dibada Somaliland Dr: sacad cali shire oo maanta shir jaraaid ku qabta magaalada Addis ababa ee xarunta midowga afrika kagga hadalay arimo doora oo ay ka mid tahay inuu dhawaan u gudbin doon dacwada ay Somaliland ku rabto sidii ay beesha caalamka uga heli lahayd aqoonsi caalamiya ugu gudbin doonto maxkamada caalamigah ee ICJ , Sidoo kale wasiirka wasarada arimaha dibada Somaliland Dr : sacad cali shire wuxuu ka hadalay hadal hore uga soo yeedhay xukumada somaliya oo sheegayey inuu Somaliland ka mid tahay wax laysku yidhaahdo soamliya waxaanu wasiirku sheegay inaanay Somaliland ka mid ahayn somaliya tahayna dalka ka mdaxdbanaan
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|