|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Suldaan Mawliid “Sabayso” Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid Xukuumadana Ugu Baaqay In ay Si Deg Deg Ah Xoriyadiisii Ugu Soo Celiso,
February 3, 2016 - Written by Editor:“Madaxwayne Hadii Aad Ixtiraami waydo Sexeexa Madaxwaynihii Kaa horeeyay Adna Kaaga Bari Cidi Ixtiraamimayso,Suldaan mawliid. HARGAYSA(Wajaalenews) Suldaan Mawliid Cali Ibraahim ‘sabayso” oo kamida Madax dhaqanka Somaliland isla markaana ah Suldaanka Guud Ee Beesha Sacad Muuse ayaa maanta si adag uga hadlay xadhiga sharci darada ah ee lagula kacay ganacsade Cumar C aydiiid oo ah muwaadin reer somaliland ah ismarkaana maalgashi balaadhan ku sameeyay dalka gaar ahaan tiyaatarka hargaysa iyo meelo kale oo dalka kamida sida wada isku xidha sallaxlay iyo caasimada hargaysa, “Madaxwayne Hadii Aad Ixtiraami waydo Sexeexa Madaxwaynihii Kaa horeeyay Adna Kaaga Bari Cidi Ixtiraamimayso,Suldaan mawliid Sidoo kale waxaa iyana xadhiga ganacsade cumar caydiid ka hadlay madaxda sedex xisbi qaran kuwaasi oo dhamaan xadhiga ganacsadaha ku tilmaamay mid sharci daro ah, Related posts:Daawo:Gudoomiye Muuse Biixi Oo Soo Bandhigay Hogaamintiisa Mustaqbalka Xili Haraatidii Xisbigiisa Ay... Muj Cali Guray Oo Ka Hadlay Doorashadii Murashixiinta Kulmiye Iyo Sidii M. Siilaanyo Uga Hiiliyay Xa... DAAWO ; Wiil Uu Dhalay Gudoomiyihii Ugu Horeeyey Ee SNM Oo ka Ilmeeyey Dulmi Iyo Xoog Ay Xukuumada k... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|